
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay bilowga dhismaha wadada weyn ee Garoowe iyo Sin-ujiif ee gobolka Nugaal.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House
SlÄet op af Puntland State House i Onsdag den 5. juni 2019