Dowladda Puntland oo labo maalmood oo fasax ah siisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah

Dowladda Puntland oo iclaamisey in ay labo maalmood fasax yihiin dhamaan shaqaalaha Dowladda, shirkadaha gaar ka ah iyo Hay’adaha caalamiga ah ee Puntland ka shaqeeya.

Halkaan hoose ka akhriso.

<