(Dhegayso) Baran oo lagu qabtay shir looga tashayo aayaha gobolka iyo duulaankii Soomaaliland

Shacabka ku dhaqan gobolka Sagaan gaar ahaan degmada Braan ayaa shir ay isugu ymaadeen waxa ay uga hadleen xaalada gobolka iyo duulaanka ay ku soo qaaday Soomaaliland.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada ka soo jeeda gobolka oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadiisa, waxaana goobta lagu shaaciyay in in shirkan uu hor udhac uyahay shirweyne looga arinsanayo aayaha gobolka.

 

Dhegayso.

<