Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo sheegtay inay 9 qof ku dhinteen Daadadkii ka dhashay Roobabkii Da’ay

Waasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad oo hadda warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in sagaal qof ku dhinteen daadad soo rogmaday iyo danabyo (biriq) ay tureen roobab mahiiggaana oo ka da’ay gobollada Nugaal iyo Sanaag saacadihii la soo dhaafay.

Sidoo kale wuxuu sheegay in 100 qoys ay ku xoola beeleen roobabkaasi halka ay go’een ilaa 17 waddo oo ku yaalla gobollada Nugaal iyo Sanaag.

Wa

<