Dowladda Puntland oo cafis ufidisay 121 maxaabiis ah

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa cafis ufidiyay 121 maxaabiis ah oo ku kala xirnaa xabsiyada kala duwan ee Puntland.

Maxaabiistaan oo xirnaa dambiyo fudud ayaa loo cafiyay sababo la xiriira fadliga bisha Ramadaan iyo ciidul Fidrika.

Halkaan hoose ka akhriso.

<