
Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in ay gacan bir ah ay dowladda ku qabato cid kasta oo raacsan mamaulka Soomaaliland ee ka soo hor jeeda midnimada shacabka Puntland.
waxayna dowladda fareen in gobolka laga suuliyo wax kasta oo calaamada Soomaaliland ah.