(Dhegayso) Darawalada gaadiidka oo bilaabay hab cusub oo ay dadka isaga kala gudbinayan

isu socodka shacabka iyo gaadiidka  waddooyinka isku xira magaalooyinka Garoowe iyo Bosaaso ayaa hakad ku jira, waxaan ku xanibnaa shalay toga  Ceeldaahir gaadiid aad ufarabadan oo isaga kala gooshayay gobolada Puntland.

Darawalada gaadiidka ayaa bilaabeen xirfad cusub oo ay dadka isga gudbinayaan toga, taas oo ay ku sii wadayaan safaradooda gobolada Puntland.

<