Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka.

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka. Guddiga gurmadka fatahaadaha Roobka ayaa loo xilsaaray in ay soo qiimeeyaan, isla markaasna warbixino ka soo diyaariyaan baaxadda waxyeelo ee fatahaadaha roobka, ayna wax ka qabtaan waxyeelada ay u geysteen daadadku dadka, xoolaha, wadooyinka, deegaanka iyo saamaynta ay ku reebeen roobabkii ka da’ayey guud ahaan deegaanada Puntland.

Guddiga ayaa kala ah: –

1. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Guddoomiye

2. Wasaaradda Hawlaha Guud G/Ku Xigeen

3. Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo
Biyaha Xubin

4. Wasaaradda Maaliyadda Xubin

5. Wasaaradda Ganacsiga Xubin

6. Wasaaradda Xanaanada
Xoolaha Xubin

7. Wasaaradda Deegaanka Xubin

8. Wasaaradda Caafimaadka Xubin

9. Wasaaradda Qorshaynta Xubin

10. Madaxtooyada Xubin

11. Taliska Ciidanka Booliska Xubin

12. Hay’adda HADMA Xoghayn

13. Hay’adda PHA Xubin

14. Guddoomiyayaasha Gobolada Xubin

<