(Dhegayso) Xaafado kamid ah magalaada Garoowe oo ay biyuhi xireen iyo shacabka xaafadahaasi oo dowladda hoose baaq udiray

Shacabka ku dhaqan magaalada  Garoowe ayaa ka cabanay biyaha roobka ee buux dhaafiyay wadooyninka dhexmara xaafadahaasi oo xanibay isku socodka dadka iyo gaadiidka.

 

Haweenka ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa maamulka degmada Garoowe ugu baaqay in ay wax ka qabtaan biyaha wasaqaysan ee fadhiya wadooyinka dhexmara xaafadaha dhexdooda .

Dhegayso.

<