(Dhegayso) Sidee looga diyaar garoobay Ciida magaalada Garoowe?

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa waxaa laga dareemayaa diraar garowga maalmaha ciida ee inagu soo aadan.

Suuqa wayn ee magaalada Garoowe ayaa waxa ay dadku si aad ah uga iibsanayaan dharkii ciida siiba Caruurta iyo Haween ayaa u badan dadka suuqa ka adeeganaya.

Hadaba sanadkan muxuu uga duwan yahay sanadkii kii hore?

Dhegayso.

 

<