(Dhegayso) Roobab xoogan oo ka da,ay gobolka Karkaar oo dhimasho sababay

Tuulada Xaaji kheyr ee gobolka Kar kaar ayaa roobabkii ka da,ay waxa ay daadku latageen saddax  Caruur ah, laba wiil iyo hal gabar.

Sidookale waxa uu dhaawac soo gaaray shan caruur ah oo ay qoyskoodu daganaayeen toga hareerihiisa .

Maamulka gobolka Karkaar ayaa ugurmada qoyska ay dhibaatadu soo gaartay waxaan dhaawaca loo soo qaaday degmada Qardho.

Dhegayso.

<