(Dhegayso) Gobolka Sanaag oo ay roobkii maanta go,doomiyeen isku socodkii dadka iyo gaadiidka

Deegaano badan oo hoos yimaada degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa kamid ah meelaha ay roobakii Guga ay ka da,een maanta.

Roobkan ayaa  waxa uu latagay  hal qof oo xoolo dhaqato ah, waxaan go,an isku socodka gobolka iyo degmooyinka hoose yimaada.

Hadaba si aan u helo wararkii ugu dambeeyay ee gobolka Sanaag iyo roobabkii ka da,ay khasaarihii ay gaysteen waxaan ka waraysanay xildhibaan  hore Maxamed Cismaan Isqaloocshe.

<