(Dhegayso) Gabar 17sano jir ah oo uu roobku kulatagay deegaanka Xaaji kheyr ee gobolka Karkaar

Deegaanka Xaaji kheyr ee gobolka Karkaar Gabar 17 sano jir ah iyo laba carruur ah ayaa daadkii ka soo rogmaday togaasi ay kula tageen.

Roobka ayaa sidookale waxa uu latagay gaadiid xamuul ah oo waday xoolo, kuna sii jeeday magaalada Bosaaso.

Hadaba nabadoon Maxamuud Xaaji Khayr oo ka mid ah duqayda dhaqan ee deegaankaasi.
Dhegayso.

<