
Tuulada dawacaley oo ka trsan degmada iskushuba ee gobolka Bari ayaa laga hirgaliyay Ceel-biyood riig ah oo loogu talagalay in ay dadka iyo duunyaduba ay ka cabaan.
Dhagax dhiga Ceelkan ayaa waxaa ka qayb galay guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo.
Dhegayso,