(Dhegayso) Iskaashatada kaluunka ee degmada Eyl oo doortay guddoomiye iyo kuxigeen

Wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa degmada Eyl ee gobolka Nugaal waxa ay ku qabatay doorashada guddoomiyaha iskaashatada kaluunka ee ee degmada Eyl iyo kuxigeenkiisa.

Doorashadan ayaa waxaa isku soo taagay ilaa iyo shan xubnood.

Hadaba halkan ka dhegayso sida ay udhacday doorashada.

<