DEGDEG: Guddoomiyihii maamulka.Hargeysa ugu magacownaa Badhan oo iscasilay

Wararka saaka aan ka helayno degmada Badhan waxay sheegayaan in gudoomiyihii gobolka badhan ee maamulka Hargeysa uu is casilay

Masuulkaan ayaa ku biiray saraakiil horey Somaland xil uga hayay gobolka Sanaag oo dhammaadtood xilkii iska casilay.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi

 

<