(Dhegayso) Ninkii ka dambeeyay dilkii Nimco Cumar Shire oo la soo qabtay

Laamaha amniga ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay Nin habeen ka hor magaalada Gaalkacyo ku dilay Nimco Cumar Shire oo ahayd gabar ardayad oo dilkeeda loo adeegsaday Toorey.
Alaha unaxariisteen Nimco Cumar ayaa shalay lagu aasay duleedka magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo warasi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa shegay in ninkan gabadha uu kudilay Mobil.

Dhegayso.

<