(Dhegayso )Ex-Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdala“ Horgoladii SNMta ayaa Sanaag ku so duulay,shacabkana diyaar ayay u yihiin in ay iska xoreeyaan

Xiisada dagaal ee ka taagan gobolka Sanaag ayaa cirka isku shareertay, waxaana socda abaabul ay wadaan shacabka iyo dowladda oo la doonayo in horgalada SNM looga saari lahaa deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Sanaag.

Xildhibaand hore Caasho Axmed Cabdala oo ka soo jeeda gobolka Sagaan ayaa maanta warasi gaar ah oo ay siisay warbaahinta Puntlandi.com iyadoo ku sugan magaalada Nayroobi ayaa waxa ay kaga hadashay xaalada gobolka Sanaag, duulaanka malayshiyaadka Muuse Biixi ay ku soo qaadeen gobolka.

 

<