(VIDEO) Sidee ayuu udhacay daah furkii Biyo xireenka Tuulada Sallaxley

Biyo Dhaan laga hirgaliyeyTuulada Sallaxley

Madxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay biyo xireen laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee gobolka Nugaal.#TAYAYNIYOTIIGSI Puntland State House

Slået op af Puntland State House i Tirsdag den 28. maj 2019

<