(Dhegayso) Shirka dajirta hab raaca maamulka, maaliyada iyo xisaabaadka wasaarada maaliyada oo lagu qabtay Garoowe

Shirka dajitna habraaca maamulka iyo maaliyada ee Puntland ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaarada maaliyada dowladda Puntland .

Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saarayaa inta uu socdo dar dargalinta Canshuuraha ku waajibay shaqaalaha iyo kor uqaadista daqliga dowladda Puntland sida uu sheegay  xisaabiyaha guud ee wasaarada maaliyada Puntland.

Dhegayso.

 

<