(Dhegayso) Shacabka degmada Xarfo oo iskutashi ku dhistay Isbitaalkii degmada

Maamulka iyo shacabka degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa si isku tashi ah waxa ay ku dhisteen Isbitaalka guud ee degmada Xarfo, kaas oo la dhigay qalab casri ah.

Isbitaalkan ayaa waxaa dhismihiisa sidookale qayb laxaadleh ka qaatay jaaliyada ka soo jeeda degmada Xarfo.

Waxaa dhawaan isbitaalka loogu deeqay qalab caafimaad oo loogu tala galay in bulshada loogu adeego waxaana ku baxday qalabkan lacag kabadan 10 kun oo doolar.

 

Dhegayso.

<