
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa maanta xilkii kala wareegay guddoomiyihii hore ee gobolka Cabdiqaadir Xuseen Nuur.
Xilwareejinta ayaa waxaa ka soo qayb galay mas,uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland iyo marti sharaf kale.
Dhegayaso.