
Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi oo kamid ah Nabadoonada gobolka Sanaag kana mid ahaa odayaal dhaqameed maalmahan ku sugnaa gobolka ayaa waxa uu sheegay in ciidamo kor u dhaafay 600 askari oo ka soo goostay Soomaaliland ay ku soo biireen ciidanka difaaca Puntland.
Dadweyne aad u farabadan ayaa ku soo dhaweeyay gudaha degmada Ceelbuh ee gobolka Sanaag.
Sawiro.