(Dhegayso) Guddoomiyaha degmada Bareeda oo Puntlandi.com uga waramay caawa xaalada degmada iyo Maraakiib jariif ah oo xaaluf ku haya kaluunkii xeebaha Puntland

Degmada Bareed ee gobolka Garda Fuu waxaa ku nool ilaa iyo 10 kun oo qoys oo oo noloshooda ay ku tiirsantahay bada iyo dhanka beriga, siiba Maydiga iyo Beeyada.

Degmada waxaa faro ba,an ku haya maraakiib  jariif ah oo kaluumysatadu ay qaati ka taagan tahay.

Hadaba Guddoomiyaha degmada  Bareeda Maxamed Axmed ayaa arimahaasi caawa Puntlandi.com uga waramay.

Dhegayso.

<