(Dhegayso) Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug waa maxay howlaha hor yaala ?

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa gobolka Mudug u magacaabay guddoomiye cusub, waxaana guddoomiyaha cusub loo magacaabay Axmed Muuse Nuur oo horay usoo noqday guddoomiye kuxigeenka gobolka Mudug, waxaana kuxigeenkiisa loo magacaabay Xasan Cabdullaahi Warsame.
Haddaba muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug loo magacaabay?
Dhegayso.
<