(Dhegayso) Falanqeyn: Muxuu salka ku hayaa damaca Soomaaliland ee gobolka Sanaag iyo isbalaarintooda

Maamulka Soomaaliland ayaa horay  dowladdihii kala duwanaa ee soo maray Puntland uga qabsaday  qaybo kamid ah gobolada Sool iyo sanaag, waxayna haatan u soo ruqaan sadeen oo hamigooda uu yahay in ay xoog ku qabsadaan  gobolka Sanaag, iyagoo ka faaiidaysanaya kala qaybsanaanta beelaha  Warsan gali ee dagan gobolka.
Crisaaq Xaaji Cali Shirwac oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda ee gobolada SSC iyo muranada mudada dheer kasoo taagnaa ee maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in xiisadda hadda tahay mid saamayn ku yeelanaysa bulshada gobolka, oo ay keeni karto in gobolku noqdo aag dagaal ama furin.
Dhegayso.
<