(Dhegayso) Cudurka duumada oo Bosaaso safka hore uga jirta magaalooyinka ugu badan ee cudurkaasi uu ka jiro, hadaba maxay tahay sababta?

Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari dad badan ayaa bil walba waxa uu soo ritaa cudurka Duumada, taas oo sidookale lagu tilmaamo  magaalada in safka hore ay ugu jirto tirada magaalooyinka Soomaaliya ee cudurkan uu soorito .
Hadaba arimaas iyo sabta waxaan hor dhignay   Cabdikariin Xuseen Xasan oo ah  madaxa ka horga Malaariyada ee wasaarada caafimaadka Puntland ayaan ka waraysanay.
Dhegayso.
<