(Akhriso) Wasiir Goodax Bare oo markale Fashilmay

Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo sida qorshaysnaa maalinta berriya loo fariisan doono ayaa  markii labaad suuqa galay, waxaana lagu kala iibsanayaa gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Qishkan baxay ayaa kii hore kaga duwan maadaama kan la helay dhammaan maadooyinkii imtixaanka balse lama oga go’aanka ay ka qaadan doonto wasaaradda waxbarashada xukuumadda Farmaajo

Hoos ka akhriso.

<