(Sawiiro) Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay Bosaaso

Maamulka degmada Bosaso ayaa si wanaagsan uga hawl galay dhinaca Nadaafada magaalada   iyo waddooyinka halbowlaha  u ah magaalada Bosaaso .

Waddooyinka magaalada ayaa waxaa lagu arkaayay haween ku labisan dharka Nadaafada oo xaaqaya laamiga hareerihiiisa.

Daawo,

 

<