(Dhegayso) Hay,ada Adeeso oo Baran ka hirgalisay Ceel biyood riiga ah

iyadoo gobolka Sanaag ay ku yaryihiin Ceelalasha biyaha laga cabo, ayaa waxaa degmada Baran  ee gobolka  Sanaag  ay Hay,ada Adeeso ka hirgalisay  Ceel biyood riig ah oo leh biyo macaan.

inta badan Ceelashii biyaha ee degmada ayaa biyo yareeyay,waxaana adag in dadku ay helaan biyo macaan oo kufilan.

Majirto ilaa iyo haadan wax biyo galin ah oo ay dowladda Puntland ka hirgalisay gobolka Sanaag,marka laga reebo waddada Ceeldaahir ee lagu dhisay isku tashiga.

Injineer Maxamed Axmed Cali oo ku magac dheer Afrikan ayaa sharaxa  Ceelkan iyo baahida keentay.

Dhegayso.

 

 

<