
Madaxweynaha Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer ku tagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee Cabdullaahi Yuusuf Axmed, garoonka kubadda cagta ee Cawaale, iyo qabriga Alle ha’unaxariistee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.
Daawo.
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha iyo kan ciyaaraha ee Cawaale/
Kormeerka Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cabdullaahi Yuusuf Axmed, garoonka kubadda cagta Cawaale iyo booqashada qabriga Alle ha'unaxariistee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Deperani ayaa faahfaahinaya kormeerka Madaxweynaha.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House
Slået op af Puntland State House i Torsdag den 23. maj 2019