(VIDEO):Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland oo guul ku soo dhamaaday

Waxaa maanta guud haanba la soo gaba gabeeyay Imtaxaankii shahaadiga ahaa ee Puntland  oo si habsami leh uga socday gobolada Puntland.

Imtixaankan ayaa waxaa u fariistay dugsiyada hoose kuxusan.

1- Dugsiga sare 5,005 arday
2-Dugsiga dhexe 10,887 arday
3-Wiilal 9,565
4- Gabdho 6,327
5-Wadar 15,892

Waxaa kale oo ku jiray 5 arday oo araga naafo ah ah (indhoolayaal).

Wasiirka waxbarashada dowladda Farmaajo Goodax Bare ayaa qarash badan ku bixiyay sidii uu ufashilmi lahaa Imtixaanka Puntland balse uma suurta galin.

Daawo.

<