(VIDEO): Maxaa looga hadlay kulankii golaha Wasiirada ee Puntland?

Shirka Golaha Xukuumadda dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Duulaanka Soomaliland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland Cali Xasan Axmed Sabaaray ayaa ka warbixiyay arimaha looga hadlay shirka.

Shirka Golaha Wasiirada Puntland

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Duulaanka Soomaliland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Cali Xasan Axmed Sabaaray ayaa ka warbixiyay arimaha looga hadlay shirka.

Slået op af Puntland State House i Torsdag den 23. maj 2019

<