(VIDEO): Ciidamada Jubaland oo dhoolatus ku sameeyay Kismaayo iyo madaxweyne Axmed Madoobe oo ka qaybgalay

Madaxweynaha maamulka Jubaland  Axmed Madoobe ayaa caawa ku hoyday deegaanka Baarsaanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa la afuray ciidamada maamulka Jubaland ee dagaalka kula jira Argagixisada Al-shabab.

Daawo.

 

<