(SAWIRRO) Gurigeel: Nin isku qarxin rabay goob dhoolo tus ciidan uu ka socday oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Ahlusuna ayaa maanta gacanta ku dhigtay nin doonayo inuu isku qarxiyo munaasabad lagu xusayay markii kooxda Alshabab laga saaray gobolada Ahlusuna ay ka arrimo iyo ciidamadii uga shahiiday dagaaladii ay la galeen Shabaabka ee ka dhacay Dhuuso mareeb iyo Guriceel.

Ninkaan oo watay jaakada waxyaabaha qarxa ay ku xiran yihiin, ayay u soor toobi weyday inuu isqarxiyo, waxaana islamarkiiba qabtay ciidamada ahlusuna.

 

 

 

<