
Madaxxda maamulada Puntland iyo Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ku heshiiyeen wada shaqayn dhexmarta labada maamul sida, amniga isdhaafisga maxaabiixta .
War-murtiyeed Puntland iyo Galmudug.
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.Kulanka kadib shir wadatashiya oo ay yeesheen Madaxdu waxaa kasoo baxay War-murtiyeed, waxaana akhriyey Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House
Slået op af Puntland State House i Onsdag den 22. maj 2019