(VIDEO): Muxuu salka ku hayay kormeerka Wasiirka maaliyada Puntland ee uu ku tagay garoonka diyaaradaha ee Cabdilaahi Yuusuf?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeereey Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo Muuqaalka hoos ka daawo Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Slået op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Onsdag den 22. maj 2019

<