(VIDEO): Madaxweyne Deni maxay ka wada hadleen Haweenka gobolka Mudug?

Madaxweynaha  dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Gaalkacyo  kulan kula qaatay aqalka Madaxtooyada Puntland  haweenka gobolka Mudug.

Daawo.

Haweenka gobolka Mudug iyo madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan kula qaatay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo haweenka gobolka Mudug.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House

Slået op af Puntland State House i Onsdag den 22. maj 2019

 

Sawirro.

 

<