
Al-shabaab ayaa maanta qarax ismiidaamin ah waxa ay ka fuliyeen bar kaantarool oo wax yar ujirta madaxtooyada Soomaaliya.
Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay 10 qof oo isgujiray mas,uuliyiin dowladda Farmaajo ka tirsan iyo saraakiil ciidan, waxaana ku dhaawacmay 6 qof oo kale oo dad shacab ah ay ku jiraan.
Daawo.