(VIDEO): Caasho Geele oo kamid ahayd Aasaasa yaashii Puntland oo casho sharaf usamaysay Madaxweyne Deni

Madaxweynaha dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka mahad-naqay Afur iyo casho sharaf ay u samaysay Maama Caasha Geelle Diiriye oo ka mid ah dadkii wax ka dhisay Puntland.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorka dhalinyarada iyo horumarka kala duwan ee ka socda gobolka Mudug.

Daawo.

Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka mahad-naqay Afur iyo casho sharaf ay u samaysay Maama Caasha Geelle Diiriye oo ka mid ah dadkii wax ka dhisay Puntland ,Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorka dhalinyarada iyo horumarka kala duwan ee ka socda gobolka Mudug.#TAYAYNIYOTIIGSI

SlÄet op af Puntland State House i Onsdag den 22. maj 2019

<