Madaxweynaha Jubbaland oo wareegto kasoo saaray sugida amniga doorashooyinka Jubbaland kusoo wajahan

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa goor dhowayd oo maanta ah soo saaray wareegto ku saabsan sugida amniga doorashooyinka Jubbaland kusoo wajahan.

Halkaan hoose ka akhriso.

<