(VIDEO): Madaxweyne Deno oo kormeer kitagay saldhigyada Booliska ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigga dhexe ee degmada Gaalkacayo iyo qeybta Booliska Gobolka Mudug.

Saraakiil katirsan ciidamada Booliska iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland ayaa kormeerka ku wehelisay madaxweynaha.

Daawo.

 

<