(VIDEO): Madaxweynaha dowladda Puntland oo kormeer kutagay Isbitaalka guud ee Gaalkacyo

Isbitaalka Gaalkacyo.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray cisbitaalka guud ee Gaalkacayo oo dhisme balaaran iyo adeegyo bulsho oo tayo leh ka socdo.

SlÄet op af Puntland State House i Tirsdag den 21. maj 2019

<