(Dhegayso) Wasiiro katirsan xuluumada Puntland oo booqasho ku tagay deegaanka Yube ee gobolka Sanaag

Qaar kamid ah golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay deegaanka Yube ee gobolka Sanaag.

Booqashada wasiiradan ayaa salka ku haysay sidii loo dhiiri galin lahaa ciidamada Puntland ee ku sugna jiida hore ee dagaalka.

Wasiiradii goobta booqday ayaa waxaa kamid ahaa wasiirka waxbarashada Puntland iyo Guudoomiyaha gobolka Sanaag Ismaaciil Ciyoon.

Dhegayso.

<