(Dhegayso) Taliyaha ciidamada Booliska ee degmada Taleex oo baaq udiray dowladda Puntland

Ciidamada Booliska ee degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa ka cabanaya qalab laan ka haysata Saldhiga Booliska ee degmada ,iyadoo aysan jirin qolol lagu xiro maxaabiista ku eedeesan dambiyada kala duwan ee lagu soo qabto.

Taliyaha ciidamada Booliska ee degmada Taleex ee gobolka Sool Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in wax laga qabto burburka xoogan ee ka muuqda saldhiga Booliska ee degmada Taleex .

<