(VIDEO):Madaxweyne Deni muxuu kala hadlay Guudiga Amniga ee gobolka Mudug?

Kulanka Guddiga amniga gobolka Mudug.

Madaxweyne Deni oo kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Gaalkacayo guddiga Amniga gobolka Mudug. Kulanka waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House

Slået op af Puntland State House i Søndag den 19. maj 2019

<