(VIDEO) Madaxweyne Deni oo booqday keedka qalabka lagu dhisayo dekeda Garacad

Qalabka dhismaha dekadda Garacad.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray qalabka lagu dhisayo dekedda Garacad oo ka mid ah mashaariicda isku-tashiga ah ee ay iska kaashanayaan shacabka Puntland iyo dowladdooda.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House

Slået op af Puntland State House i Mandag den 20. maj 2019

<