(Dhegayso)Waddooyinka Garoowe oo ay xireen biyihii Roobka

Magaalada Gaoowe qaar kamid ah wadooyinka dhexmara waxaa xiray biyihii roobka ee ka da,ay magaalada labadii habeen ee la soo dhaafay.

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa ka hadlay xirnaan shaha qaar kamid ah waddooyinka dhex mara magaalada Garoowe, wuxuuna baaq udiray shacabka magaalada.

Dhegayso.

 

<