
Qiimaha xoolaha ee saylada Bosaaso ayaa laga dareemayaa sare ukac ku yimid xoolaha xili gobolada dalka ay ka curteen roobabkii Guga.
Neefka Ariga ah ee gowraca ayaa waxaa lakala siisanayaa magaalada Bosaaso 110 doolar, halka markii hore uu kamarayay 60-70minta udhexaysa.
Dhegayso.