
Zamzam Axmed Cabdulahi, waa hooyo afar beri umulan oo imtixaanka shahaadiga ee fasalka afaraad ee dugsiga sare u fariisatay “Qofkasta waa sida uu iska dhigo, inkasta oo anigu aan haystay dad i dhiiri geliya oo waxbarashadayda igu taageera, haddana waxaan gabdhaha kalle usoo jeedinayaa in aysan waxbarashada ka harin”
Dhegayso.